Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose waxaa maanta lagu soo gebogebeeyey doorashada xildhibaannada aqalka hoose, iyadoo kursigii ugu dambeeyey maanta la doortey.
Ibraahim Maxamed Xuseen ayaa noqday xildhibaankii ugu dambeeyey ee Jubbaland dhankeeda ka yimaada kana mid noqda xubnaha aqalka hoose.
Waa xildhibaankii 43-aad, waxyna taasi ka dhigan tahay in Jubbaland ay soo dhammeysay doorashada aqalka hoose.




From the comments