Goobjoog

Galmudug Oo Dacwad U Gudbisay Guddiga Khilaafaadka

Maamulka Galmudug ayaa maanta dacwad ka gudbiyay xubinta ugu jirta guddiga khilaafaadka islamarkaana codsaday in laga bedalo. Warsaxaafadeed ka soo baxay maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in wakiilkooda guddiga khilaafaadka…

Galmudug Oo Dacwad U Gudbisay Guddiga Khilaafaadka

Maamulka Galmudug ayaa maanta dacwad ka gudbiyay xubinta ugu jirta guddiga khilaafaadka islamarkaana codsaday in laga bedalo.

Warsaxaafadeed ka soo baxay maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in wakiilkooda guddiga khilaafaadka uu ku kacay arrimo ka baxsan waajibaadkiisa.

Waxaa sidoo kale qoraalka Galmudug ay soo saartay lagu sheegay in guddoomiyaha guddiga khilaafaadka ay ka dalbanayaan in uu kala laabto xubinnimada qofkaasi uguna bedalo qof ay wada shaqeyn karaan.

Warsaxaafadeedka Galmudug ka soo baxay ayaa sidatan u qornaa:

HOOS KA AKHRISO:

dacwad

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments