Doorashada aqalka hoose ayaa ka billaabatay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe halkaas oo ay ka socoto haatan.
Magaalada Jowhar waxaa maanta lagu dooranayaa seddex kursi waxaana ay kala yihiin sidatan:
Kursiga koowaad doorashadiisa ayaa hadda socota waxaana ku wada tartamaya Cali Nuur Xuseen, Maxamed Aadan Geeddi iyo Cabdirisaaq Axmed Maxamed




From the comments