Goobjoog

Donald Trump: Soomaali Qaxooti Ah Oo Aan Loo Baahneen In Uu Dalka Joogo Ayaa Dadkeena Dhaawacay

Madaxweynaha La doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa sida lagu yaqaano tweeter-ka kula dagaalay Soomaalida gaar ahaa ninkii ardeyda dhaawacay isagoo sheegay in ay ISIS ay ka faa’ideysteen. Donald Trump…

Donald Trump: Soomaali Qaxooti Ah Oo Aan Loo Baahneen In Uu Dalka Joogo Ayaa Dadkeena Dhaawacay
Republican presidential candidate, businessman Donald Trump stands during the Fox Business Network Republican presidential debate at the North Charleston Coliseum, Thursday, Jan. 14, 2016, in North Charleston, S.C. (AP Photo/Chuck Burton)

Madaxweynaha La doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa sida lagu yaqaano  tweeter-ka kula dagaalay Soomaalida gaar ahaa ninkii ardeyda dhaawacay isagoo sheegay in ay ISIS ay ka faa’ideysteen.

Donald Trump waxaa uu bartiisa Twetter-ka soo dhigay hadal lagu weeraray ardeygii Jaamacadda Ohio ku dhaawacay 11-ka ardey oo halkaas wax ku baranayey.

Maalin uun ka dib markii uu soo jeediyay in qofkii calanka Mareykanka guba uu sheegay in ay tahay in la xiro ama dhalashada lagala laabto ayaa waxaa uu sheegayaa in ardeygaas aaney markii horeba aheyn in uu joogo dalka Mareykanka

Twetter-ka Donald Trump:

s

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments