Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Garoowe ayaa walaac ka muujiyay canshuur dheeraad ah oo uu ku soo rogay maamulka magaaladaasi.
Ganacsatada oo la hadashay Goobjoog News waxay sheegeen in aaney bixin karin lacagaha dheeraadka ah oo ka maamul ahaan laga dalbanayo iyagoo ka codsday maamulka degmada Garoowe ee dowladda hoose in ay arrintaasi wax ka bedasho, Dadkan ayaa u badan dad xoogsato ah oo aan heli Karin wax ka badan nolol maalmeedka.
Waxay qaarkood ganacsatadaasi xoogsatada ah u sheegeen Goobjoog in canshuurta dowladda hoose ee Garoowe ay qaaddo aanan waxba loogu qaban sida nadaafadda oo kale iyo adeegyada kale ee loogu talagalay in loo
adeegsado canshuurta.




From the comments