Goobjoog

Turkiga Oo Isbitaallo Ka Hirgeliyay Meelo Badan Oo Afrika Ah

Sida ay sheegeyso wakaaladda TIKA, dalka Turkiga ayaa xarumo caafimaad ka furay meelo badan oo wadamada Afrika ah, Wadamadaas ayaa waxaa ka mid ah: Soomaaliya, Suudaan iyo dalka Libyan halkaas…

Turkiga Oo Isbitaallo Ka Hirgeliyay Meelo Badan Oo Afrika Ah

Sida ay sheegeyso wakaaladda TIKA,  dalka Turkiga ayaa xarumo caafimaad ka furay meelo badan oo wadamada Afrika ah,

Wadamadaas ayaa waxaa ka mid ah: Soomaaliya, Suudaan iyo dalka Libyan halkaas oo dad badan ay ku daweeyeen, in ka badan 400,000 oo rayid ah ayaa ka faa’ideystay.

Isbitaallada Turkiga ee Soomaaliya sanadkii hore 2015-ka waxaa lagu daweeyay 67,000, taasi oo qeyb ka ah mashaariicda ay ka fuliyaan Soomaaliya.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments