Magaaladda Carta Ee Dalka Jabuuti Waxaa ka bilowday Socdaalkii Tobanaad oo loogu Magac daray Socdaalka Nabadda ee qaaradda Africa.
Gobolka Carta Gaar ahaan Magaalada Carta oo ah magaalo Buuraley ah waxa ay Caasimada DJabuuti u jirtaa afartan KM waxa ay dadku Socdaalkan Sameeyeen oo ay gooyeen Masaafa dhan shan iyo toban KM iyadoo Socdaalkana ay qeyb ka ahaayeen Masuuliyiin Dowladda Jabuubti ah.
Dhulka oo ah buuraleey waxaa Sabab noqotay in dadku ay socdaan Saacado dhan Saddex Saacadood oo Xiriir ah oo u dhacda si nabad ah, waxaa uu bilowday November 25.




From the comments