Waxaa magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeeyay goordhaw doorashada aqalka goose.
Xuseen Maxamud Sheekh oo 50 ugu guuleystay Cali Maxamed oo helay 0.
Xasan Macalin Xusein oo helay 40 cod ayaa ka adkaaday Xasan Xaji Ibrahim.
Dalka
Waxaa magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeeyay goordhaw doorashada aqalka goose. Xuseen Maxamud Sheekh oo 50 ugu guuleystay Cali Maxamed oo helay 0. Xasan Macalin Xusein oo helay 40 cod…

Waxaa magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeeyay goordhaw doorashada aqalka goose.
Xuseen Maxamud Sheekh oo 50 ugu guuleystay Cali Maxamed oo helay 0.
Xasan Macalin Xusein oo helay 40 cod ayaa ka adkaaday Xasan Xaji Ibrahim.
Labadan Kursi ayaa waxaa ay ugu dambeeyeen 69ka ee laga sugaayey koonfur galbeed.
Liiskan iyo xildhibaanada koofur galbeed oo dhameystiran kala soco.
Goobjoog News.
Goobjoog Newsletter
Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.


From the comments