Goobjoog

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha: Sacuudiga Xiyiraad KMG Ayey Saareen Xoolaha

Siciid Xuseen Ciid, Wasiirka xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in dalka Sacuudiga uu si KMG ah u joojiyay dhoofsashada xoolaha Soomaaliya. Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta…

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha: Sacuudiga Xiyiraad KMG Ayey Saareen Xoolaha

Siciid Xuseen Ciid, Wasiirka xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in dalka Sacuudiga uu si KMG ah u joojiyay dhoofsashada xoolaha Soomaaliya.

Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa waxaa uu intaa ku daray in sacuudiga ay sheegeen in xoolaha Soomaaliya laga helay xanuun badan isla markaana ay u hakiyeen ganacsiga si KMG ah.

Xiyiraadda Sacuudiga waxaa la filayaa in ay culeys u keento dhaqaalaha dalka iyo in ay uga sii darto abaaraha dalka ka jira.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments