Goobjoog

In Ka Badan 15 Qof Oo Ku Dhimatay Dagaal Ka Dhacay Galbeedka Kismaayo

15 qof ayaa ku dhintay kadib dagaal ku dhex-maray Al-shabaab iyo ciidamo ka tirsan maamul-ka Jubbaland duleedka Kismaayo. Afhayeen u hadlay Jubbaland ayaa waxaa uu sheegayaa in ilaa saddex magaalo…

In Ka Badan 15 Qof Oo Ku Dhimatay Dagaal Ka Dhacay Galbeedka Kismaayo

15 qof ayaa ku dhintay kadib dagaal ku dhex-maray Al-shabaab iyo ciidamo ka tirsan maamul-ka Jubbaland duleedka Kismaayo.

Afhayeen u hadlay Jubbaland ayaa waxaa uu sheegayaa in ilaa saddex magaalo ay ka qabsadeen Al-shabaab iyaggoo intaa raaciyay in dagaalka aanu istaagi doonin.

Janay-Abdale iyo Ber-xaano oo 60 KM u jirta galbeedka Kismaayo, Maamulka Jubbaland waxaa uu sidoo kale sheegayaa in ay gacanta ku hayaan dhamaan goobihii lagu dagaaley.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments