Goobjoog

Magaalada Xalab Oo Dishay Safiirka Ruushka Ee Turkiga

Waxaa isniintii magaalada Ankara lagu dilay safiirka Ruushka u fadhiyay dalkaasi Turkiga ee Ambassador Andrey Karlov. Mevlut Mert Altintas oo ah ninka dilay safiirka, waxaa uu ku qeylinayey “ Ha…

Magaalada Xalab Oo Dishay Safiirka Ruushka Ee Turkiga

Waxaa isniintii magaalada Ankara lagu dilay safiirka Ruushka u fadhiyay dalkaasi Turkiga ee Ambassador Andrey Karlov.

Mevlut Mert Altintas oo ah ninka dilay safiirka, waxaa uu ku qeylinayey “ Ha iloobina Xalab”, magaaladaas oo gebi ahaanba ay dhulka ku dareen ciidamo daacad u ah Bashaar Al-asad oo gacan ka helaya dalka Ruush-ka.

Dilka kadib, Labada Madaxweyne, Ruushka Vladimir Putin iyo Turkiga iyo Recep Tayyip Erdogan waxaa ay sheegeen in falkan argigixiso aanu wax u dhimeyn xiriirka wanaagsan ee labada dal.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments