Goobjoog

Maqal: Hillin-tagga Madaxtooyada Iyo Musharrax Maxamed Cali Ameeriko

Goobjoog News ayaa habeenkii xalay ahaa qabatay barnaamij-ka Hillinka-Taga Madaxtooyada oo loogu talogalay in su’aallo lagu weydiiyo musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee Soomaaliya. Barnaamijka Hillinka-Taga Madaxtooyada oo ahaa habeenkii…

Maqal: Hillin-tagga Madaxtooyada Iyo Musharrax Maxamed Cali Ameeriko

Goobjoog News ayaa habeenkii xalay ahaa qabatay barnaamij-ka Hillinka-Taga Madaxtooyada oo loogu talogalay in su’aallo lagu weydiiyo musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee Soomaaliya.

Barnaamijka Hillinka-Taga Madaxtooyada  oo ahaa habeenkii Labaad ee uu ka baxa Goobjoog News waxaa marti ku ahaa Musharrax Maxamed Cali Ameeriko.

Musharrax ayaa la weydiinayaa su’aallo dhowe ah oo ku saabsan hammigiisa siyaasadeed, qorshaha shaqo ee u deggan iyo arrimo kale oo muhiim ah.

Halkaan hoose ka dhageyso

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments