Goobjoog

Daawo: Warkii Ugu Horreeyey Ee Talefeshinka Goobjoog

Talefeshinka Goobjoog oo dhowaan hawada kusoo biirey ayaa markii ugu horreysay 31-12-2016 baahiyey wararkii dalka, dibadda iyo ciyaaraha. Warka waxaa akhrinaya wariyaheena Aweys Xasan Maxamed, waxaana qodobka ciyaaraha tabinaya wariye…

Daawo: Warkii Ugu Horreeyey Ee Talefeshinka Goobjoog

Talefeshinka Goobjoog oo dhowaan hawada kusoo biirey ayaa markii ugu horreysay 31-12-2016 baahiyey wararkii dalka, dibadda iyo ciyaaraha.

Warka waxaa akhrinaya wariyaheena Aweys Xasan Maxamed, waxaana qodobka ciyaaraha tabinaya wariye Maxamed Bishaar Barre Jaamac.

Goobjoog Tv ayaa ah muuq baahiyahii Soomaaliyeed ee ugu horreeyey oo xarun u dhisan qaab casri ah looga dhex sameeyo gudaha dalka, iyadoo xaruntiisa dhexena ay tahay magaalada Muqdisho.

Dadka ku nool dunida daafaheed ayaa Tv-ga ka daawan kara Frequency 11105 H 45000 V  

Halkaan hoose ka daawo warka Goobjoog Tv

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments