Maxamed Axmed Nuur Ciise, guddoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada maamulka degmada B/weyne oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ugu horreyn ka hadlay saameynta cudurka shuban biyoodka oo dhibaato badan u geystay shacab ku dhaqan magaaladaasi.
Waxa uu sheegay in haatan ay yaraatay saameyntiisa, laakiinse waxa uu sheegay in dadku ay badankooda ka caafimaad qabaan.
Sababaha ugu weyn ee cudurka Shuban biyoodka uga dilaacay degmada B/weyne ayuu ku sheegay in ceelashii biyaha ay Wabiga Tubooyin kasoo qaateen, isaga oo farta ku goday nadiif ahaanta biyahaasi.




From the comments