Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Saxiixay Mooshinka Lagu Baab’inayo Murshaxiin 5 Ah Oo Guddiga Khilaafaadka Natiijadooda Laaleen

Golaha Shacabka waxaa uu maanta xarunta golaha shacabka ku yeeshay kulanka 4aad ee kalfadhiga 1aad ee baarlamaanka 10-aad, iyaddoo laga hadley mooshin horay loogu gudbiyay aqalka oo ku saabsan in baarlamaanka uu fasaxo 5 kursi oo natiijadooda la laaey.
Xildhibaanno ay ka mid yihiin Dahir Amin Jeesow iyo Ibrahim Isaq yarrow oo ahaa xildhibaankii horkacayey kooxda mooshinka keentay ayaa soo jeediyay in golaha shacabka uu faraha kala baxo kuraasta 5-ta ah ee ay laalistooda isku afgarteen guddiga xallinta khilaafaadka, madasha iyo beesha caalamka. iyagoo intaa ku daray in golaha aanu maxkamad aheyn oo go’aanka ahaado midka ay gaareen guddiyada doorashada.
Hadaba, Xilldhibannadan soo socda, waa Xildhibaannada saxiixay in la cafiyo 5-ta Xildhibaan ee la laaley natiijada tartankii ay galeen:
Magacyada Oo Dhameystiran:
- Maxamed Huseen Isaaq.
- Maxamed Mursal Maxamuud Boorow
- Axamed Xaaji Maxamed
- Maxamed Ali Huseen
- Abdi kariim Moalim Hasaan
- Adan Ali Idiris
- Mohamed Bakar
- Abdullahi Abadi .
- Yacquub Ali Mohamed
- Daahir Cabdi Cabdullaahi
- Khaliif Sheekh cabdullahi
- Cusmaan Kibax Abrali
- Sheekh Aadan Maxamed
- Axmed Mayow Cabdulle
- Axmed Xasan
- Hassan Ali
- Mohamed Ahmed Garweyne
- Xasan Cabdullahi Siraaji
- Ibrahim Isaaq Yarow
- Mohamed Ahmed
- Hassan Moalim Huseen
- Maxamed Mursal
- Shariif Sheekhunaa maye
- Hamza Saciid Hmza
- AbadiAziiz Hassan Mohamed
- Mohamed Bona
- Xuseen Maxamed
- Maxamed macalim yaxye
- Iman Cabdulaahi Ali
- Zamzam Ibraahim
- Fowziya Mohamed
- Hani Abdullahi Adan
- Raabaco Abdullahi Nuur
- Maryan Macalim Isaaq
- Haniifa Mohamed Ibraahim
- Timiro Maxamed Cali
- Deeqo Xuseen Xasan
- Nadiifo Aadan Isaaq
- Macalim Aadan
- Ali Abdi Osmaan
- Aamina Hasan Ali
- Jawaahir Abuukar Abdi
- Axmed Abdixafiid Mohamed
- Sandheera Maxamed Iftin
- Idiris Abow
- Safiyo Xasan Nuur
- Maxamaed Isaaq Cismaan Fanax
- Ilyaas Cali Xasan
- Sayid Cali C/qaadir
- Xasan Cabdi Nuur
- Cali Aadan Xuseen
- Isaaq MaxAMED Maxamuud
- Maxamuud Cali Maxamed
- Cadow Ibraahim Dhabow
- C/qaadir M Osobow
- C/laahi Cali Maxamuud
- Iftiin Xasan Imaan
- Cali Osman Hirsi
- Cabdi Cali Xasan
- Sagaar Ibraahim Cabdalla
- Cabdullaahi Cumar Abshirow
- C/laahi Rooble
- Maryan Aweys Jaamac
- Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim Maxamuud
- Sahro Xaaju Xuseen
Wararka Baarlamaanka 10-naad, mar walbo, kala soco, goobjoog News
Goobjoog News