Guddiga doorashadan golaha shacabka ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in araaji qabashada ay soo gabagabeeyeen khamiistii 5tii galabnimo iyaddoo dhageysiga khudbadaha murashaxiinta guddoonka golaha shacabka u qabtey maalmaha sabtida iyo axadda.
Xildhibaan Aden Isaaq Cali oo ah xogheya guddiga dorashada golaha shacabka ayaa sheegey in keliya ay u hartay in tatamayaasha ay qudbadohooda ay ka hor jeediyaan xildhibanada Barlmaanka Soomaaliya si ay u dhacdo doorashada maalmaha soosocda .
Ilaa 22 murashax ayaa isu diiwaangelisay tartanka guddoonka doorashada golaha shacabka kuwaas oo u kala tartami doona:




From the comments