Inta la xaqiijiyey waxaa ku dhimatay 5-qof halka ay ku dhaawacmeen 8-kale is rasaaseyn ka dhacday Garoonka Fort Lauderdale ee Hollywood International ee gobolka Florida oo ku yaalla koonfurta dalka Mareykanka.
Shabakadda warbaahinta MSNBC ayaa laga soo xigtay in qof la tuhunsan yahay oo magaciisa yahay Esteban Santiago uu ka dambeeyo dhacdadan foosha xun.
Sentor ka tirsan Florida oo la yiraahdo Whipple Nelson ayaa yiri, “Waxaa laga helay kaar aqoonsiga ciidanka, mana ogin iney faalsto tahay iyo in kale”.




From the comments