Goobjoog

Dad Ku Dhintey Qarax Ka Dhacay Muqdishu

Ugu yaraan 2 qof ayaa Ku dhimatey qarax fiidkii ka dhacay xaafadda Tarabuuka ee Magaalada Muqdisho. Qaraxn oo ka dhashay bam dhulka ah ayaa waxaan lala beegsadey goob lagu qaxweeyo…

Dad Ku Dhintey Qarax Ka Dhacay Muqdishu

Ugu yaraan 2 qof ayaa Ku dhimatey qarax fiidkii ka dhacay  xaafadda Tarabuuka ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxn oo ka dhashay bam dhulka ah ayaa waxaan lala beegsadey goob lagu qaxweeyo oo Ku taalo Tarabuuka.

Dad goobjoogayaal ah, waxaan ay sheegeen in dadka dhintey ay Ku jireen rag ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya.

Goobjoog News.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments