Col. Cismaan Xasan Afdalow ayaa maanta xilka taliska gobolka Mudug ee Punlnad kala wareegey Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame oo xilkaasi in muddo ah hayey.
Xafladda xil-wareejinta ayaa waxaa ka hadlay labada nin, taliyihii hore Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame oo goobta ka hadley waxa uu yiri “ciidanka tirsigiisa, agabka waxa meesha yaalla ku soo dhawoow, dadweynaha gobolka mudug, waxaan leeyahy sidaa iila shaqeyn jirteen waa inaad ula shaqeysiin taliyaha cusub, waxaa la doonayaa inaad shaqeysaan oo wadankiisa aad u shaqeysaan waxaa la doonayaa inaad saaciddaan ciidamada booliska, wixii warbixinno ah iyo agab ah waad inaad ku taageertaan taa micnaheedu waxa ay tahy inaad adinku thihiin waxaad leedihin”
Taliyaha cusub Col. Cusmaan Xasan Afdalow oo isna goobta ka hadley waxa uu yiri:




From the comments