Ra’isul wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa lagu wadaa in uu u magacaabo Axmed Xuseen oo ah muhaajir ka soo jeeda Muqdisho wasiirka socdaalka iyo jinsiyadaha.
Axmed ayaa lagu soo daray liiska cusub ee wasiirrada kadib isku-shaandheyn uu ra’isul wasaaraha ku sameeyay, waxaana lagu badaly John McCallum oo horay jagadaasi u hayey.
Axmed Xussien oo ah Wiil Soomali ah oo xubin ka aha Barlamaanka dalka Canada ayaa loo magacaabay wasiirka wasaarada socdaalka iyo Jinsiyadaha Canada. Ahmed ayaa la saadaalinayaa hadii uu sida ku socdo in uu dalkaas Raysul Wasaare ka noqdo.




From the comments