Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Maanta Dooranaya Guddoomiyahooda

Waxaa goordhaw Muqdisho ka bilaaban doonta doorashada guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka federaalka ah iyo ku xigeenkiisa 1aad.
Afar Murahax ayaa u tartameysa jagada guddoomiyaha golaha shacabka, waxaa sidoo kale lix murashax ay ku tartameysaa guddoomiye ku-xigeenka 1aad.
Murashaxiinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka:
Xildhibaan Cabdifitaax Maxamed Ibrahim
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig
Xildhibaan Idirs Cabdi Takar
Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan jawaari
Murashaxiinta Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad:
Xildhibaan Cabdiweli sheikh Ibrahim Muudey
Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdiqadir
Xildhibaan Jeylaani Nur Ikar
Xildhibaan Khadija Maxamed Diiriye
Xildhibaan Khalid Macow Cabdiqadir
Xildhibaan Saciid Xuseen Ciid
Guddoomiyaha doorashada golaha shacabka Waxa uu sheegay Bayle in maanta ay dhici doonto doorashada guddoomiyaha golaha shacabka, islamarkaana sidoo kale maalinta berri ah la dooran doono ku xigeennada guddoomiyaha golaha shacabka.
Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale
Goobjoog News