Goobjoog

Cabdiweli Sheekh Ibrahim Muudeey Oo Noqdey Guddoomiye Ku-Xigeenka 1aad Ee Golaha Shacabka

Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay tirinta codadka doorashada guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka, waxaa ku guuleystay Cabdiweli Sheekh Ibrahim Muudeey oo noqdey guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya.…

Cabdiweli Sheekh Ibrahim Muudeey Oo Noqdey Guddoomiye Ku-Xigeenka 1aad Ee Golaha Shacabka

Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay  tirinta codadka doorashada guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka, waxaa ku guuleystay Cabdiweli Sheekh Ibrahim Muudeey oo noqdey guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya.

Doorashada guddoomiye ku-xigeenka  1aad waxaa laga adkaadey Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdiqadir, natiijadana waxaa lagu dhawaaqi doonaa goordhaw.

Natiijada kala soco, Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments