Doorashada Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad Iyo 2aad Ee Golaha Shacabka Oo Maanta Dhaceysa

Waxaa saaka tartan adag loo galayaa guddoomiye ku-xigeennada 1aad iyo 2aad ee golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, sida caadada u ah dowladda federaalka ah waxaa waddooyinka laga xirey ardeyda iyo shaqaalaha taasi oo marmarsiyo looga dhiganayo sugidda amaanka.
Murashaxiinta u tartamaya guddoomiye ku-xigeenka golaha shacabka:
Ku-xigeenka 1aad, Xildhibaanno ilaa lix gaaraya ayaa ku tartamaya, kursigan oo sida muuqata ay ku tartami doonaan 4.5-ka, waxaa ku jira ku-xigeenkii hore ee golaha shacabka Jeylaani Sh. Suufi, Khadijo Diiriye, Khalid Macow, Faarax Sheekh Cabdiqadir, Cabdiweli Muudeey iyo Saciid Xuseen.
Xildhibaan Cabdiweli sheikh Ibrahim Muudey
Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdiqadir
Xildhibaan Jeylaani Nur Ikar
Xildhibaan Khadija Maxamed Diiriye
Xildhibaan Khalid Macow Cabdiqadir
Xihibaan Saciid Xuseen Ciid
Murashaxiinta u tartamaya guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee golaha shacabka:
Sidoo kale, haddii waqtiga uu saamaxo, waxaa lagu wadaa in maanta la doorto guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee golaha shacabka
Cabdulkadir Sh. Cali Baqdaadi
Mahad Cabdalla Cawad,
Burhaan Aden Cumar,
Cabdulahi Xusen Cali,
Cabdiweli Maxamed Qanyare,
Xuseen Cabdi Cilmi,
Cabdulahi Godax Barre,
ilmi Maxamed Nuur,
Cabdiraxmaan Aden Ibarhim
Maryan Axmed Harun.
Goobjoog News