Goobjoog

Mahad Cabdalla Cawad Oo Mar Kale Noqdey Guddoomiye Ku-Xigeenka 2aad Ee Golaha Shacabka

Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay tirinta codadka doorashada guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee golaha shacabka, waxaa ku guuleystay Mahad cabdalla Cawad oo noqdey guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya, waana…

Mahad Cabdalla Cawad Oo Mar Kale Noqdey Guddoomiye Ku-Xigeenka 2aad Ee Golaha Shacabka

Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay  tirinta codadka doorashada guddoomiye ku-xigeenka  Labaad ee golaha shacabka, waxaa ku guuleystay  Mahad cabdalla Cawad oo noqdey guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya, waana markii 2aad uu jagadaasi qabto.

Doorashada guddoomiye ku-xigeenka  1aad waxaa laga adkaadey Xildhibaan Cabdiqadir Sheekh Cali Baqdaadi.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments