Wasaaraddaka gaashaadhigga wadanka Mareykanka ayaa shalay oo jimco ahayd waxay shaaca ka qaaday inay dishay mas’uul sare oo ka tirsan ururka alqaacidda ayna ku dishay duqeyn ka dhacday wadanka Yeman.
Afhayeen u hadlay wasaaradda ayaa waxa uu sheegay in duqeyntaa ay ka dhacday xaafado ku yaallo bartamaha Yeman waxaana ku dhintay hogaamiye ka tirsan Ururka alqaacidda.
“ Duqeyntan waxay keentay inuu baxo mas’uul ka tirsan ururka Jihaad doonka alqaacidda waxa uuna mid ka mid hogaamiyaasha ugu cad cad jasiiradda carabta howlaha argagixsino ee alqaacidda waxay saameyneysaa Yeman iyo guud ahaan gobolka “ saas waxaa yiri afhayeenka u hadlay wasaaradda difaaca ee Mareykanka .




From the comments