Goobjoog

Barnaamijka Gurmadka Abaaraha Oo Goordhaw Ka Bilaabanaya Goobjoog

Goobjoog Media Group waxaa ay goordhaw bilaabeysaa barnaamijka Gurmadka abaaraha, waxaana barnaamijka marti ku ah: Guddiga gargaarka abaaraha oo ka kooban dowladda, Culimada Soomaaliyeed iyo bulshada rayidka. Hadaba, Dhammaan Ganacsatada,…

Barnaamijka Gurmadka Abaaraha Oo Goordhaw Ka Bilaabanaya Goobjoog

Goobjoog Media Group waxaa ay goordhaw bilaabeysaa barnaamijka Gurmadka abaaraha, waxaana barnaamijka marti ku ah: Guddiga gargaarka abaaraha oo ka kooban dowladda, Culimada Soomaaliyeed iyo bulshada rayidka.

Hadaba, Dhammaan Ganacsatada, Siyaasiyiinta iyo Shacabka kale, waxaa in ay kaalintooda ka qaataan u gargaaridda sharacba ku tabaaleysan dhammaan gobollada dalka.

Barnaamijka waxaa uu soo galayaa 10:00 Subaxnimo.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments