Inta la xaqiijiyey 5 qof oo rayid ah ayaa dhimatay tirada 10 ka badanna waa ku dhaawacaney kadib markii gaari AMISOM ay leedahay uu dul-maray gaari caasi(MINI Bus) oo ay dadweyne saarnaayeen.
Dhacdada ayaa ka dhacada Calamada oo ah deegaan ku yaallo duleedka magaalada Muqdisho dhanka Afgooye.
Goobjoogayaal ayaa Goobjoog News u sheegey in ay waxyeello soo gaartey dhammaan dadkii saarnaa gaarigaas, oo ay isugu jiraa dhimasho iyo dhaawac




From the comments