3 Kursi oo Aqalka Sare ee Baarlamaanka ah oo Maanta lagu Dooranayo Magaalada Muqdisho
Sheeko:Dalka

Xubno Saddex ah oo ka mid ah xubnahii 5-ta ahaa ee ka harsanaa Aqalka sare ee Baarlamaanka ee matalaadda Somaliland ayaa Maanta lagu wadaa in lagu doorto magaalada Muqdisho.
Xubno ka Tirsan guddiga doorashooyinka Goballada waqooyi ayaa sheegay in ay ku rajo weyn yihin dhameytirka xubanaha ka harsan Aqalka Sare ee mataaladda gobollada Waqooyi ee Somaliland.
Xubanaha Maanata la dooranayo ayey doorashadooda dib u dhacday dhowr jeer sababo la xiriira khilaaf dhanka awood qeybsiga.
Saddexda Xubnood ee Maanta La Doorasnayo:
Goobjoog News