Ciidamada dowladda Ciraaq ayaa waxay shaaca ka qaadeen inay soo ceshadeen 80 xaafadood oo ka tirsan magaalada Mowsil kuwaas oo horay ay gacanta ugu hayeen ururka Daacish.
Tan iyo markii lagu dhawaaqay howlgalkii millatari oo Daacish looga xoreynaayay Mowsil saddex bil ka hor halka uu wali uu socdo dagaalka lagula dagaalamayo daacish .
Dhanka kale waxay sheegayaan Ilo dhanka ammaanka in Jaamacdda magaalada Mowsil ee ku taallo waqooyiga magaaalada ay wali ku suganyihiin daacish laga maqlayo israsaaseen u dhaxeysa labada dhinac inkastoo qeybo badan oo ka tirsan Jaamacadda ay gacanta ku dhigeen ciidamada Ciraaq.




From the comments