3 Xildhibaan oo aqalka sare gobollada waqooyi ah ayaa maanta lagu doortey magaalada Muqdisho taasi oo ka dhigeysa Xildhibaannada Senate-ka ee Somaliland ilaa iyo hadda la doorey 9 Xildhibaan.
Doorashadii maanta dhacdey, waxaa loo kala helay sidan:
Kursiga 1aad: Ayub Ismacil Yusuf: 39 cod helay waxaa uu ka guuleystay Xuseen Ceelaabe Faahiye 4(cod) Axmed Faahiye Farxaan Xiidid 1 cod iyo Maxamed Aden Webiri: 1 cod




From the comments