Goobjoog

3 Kursi Oo Aqalka Hoose Somalilland Ah Oo Lagu Dooran Doono Muqdisho

Ilaa 3 kursi oo ka tirsan kuraasta aqalka hoose ee ka harsan gobollada Waqooyi ayaa lagu dooran doonaa Magaalada Muqdisho. 2 Kursi oo beelaha Ciise ah iyo Hal Kursi oo…

3 Kursi Oo Aqalka Hoose Somalilland Ah Oo Lagu Dooran Doono Muqdisho

Ilaa 3 kursi oo ka tirsan kuraasta aqalka hoose ee ka harsan gobollada Waqooyi ayaa lagu dooran doonaa Magaalada Muqdisho.

2 Kursi oo beelaha Ciise ah iyo Hal Kursi oo Isaaq Toljecle ah ayaa maanta la dooranayaa sida ay Goobjoog News u xaqiijyeen guddiga doorashada dadban.

Khamiista ayaa lagu wadaa in la soo gabagabeeyo doorashada aqalka hoose ee Somaliland.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments