Khudbadaha Murashaxiinta Guddoonka Aqalka Sare Oo Goordhaw Bilaabanaya

Waxaa la filayaa in goordhaw xarunta aqalka sare ee KM Zero ay ka bilaabato khudbadaha murashaxiinta guddoonka aqalka sare ee federaalka Soomaaliya.
Murashaxiinta ayaa heysta fursaddii ugu dambeysay ee barnaamijkooda hogaamineed ay ku soo bandhigayaan
Murashaxiinta Guddoomiyaha Aqalka Sare:
Cabdi Xaashi Cabdulahi, Gobollada Waqooyi(Somaliland)
Mustafa Maxamamud Qodax Gobollada Waqooyi(Somaliland)
Murashaxiinta Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad Ee Aqlka Sare:
Xasan Faarax Xujaale, Jubbaland,
Axmed Xaashi Maxamud, Jubbaland,
Cabdiwaxid Ilmi cumar Qoonjeex, Galmudug,
Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari), Galmudug
Cabdi Axmed Dhuxulow, Galmudug
Maxamud Axmed Mashruuc , Puntland
Cabdirisaq Cusmaan Xasan Jurille, Puntland.
Murashaxiinta guddoomiye ku-xigeenka 2aad Ee Aqalka Sare:
Hodan Maxamud Cusmaan, Puntland
Cusmaan Axmed Macow, Hirshabeelle
Fartun Cabdiqadir Faarax, Hirshabeelle
Sacdiyo Xasan Csumaan, Puntland
Cabdikafi macalim Xasan, Koofur Galbeed
Mowlid Xussein Guhaad, Jubbaland
Iftin Xasan Iman, Jubbaland
Goobjoog News