Goobjoog

Guddiga Anshaxa Doorashada Madaxweynaha JFS oo Lagu Dhawaaqay

Guddoomiyaha Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta soo saaray magacyada guddiga Ilaalinta Anshaxa iyo asluub-wanaagga iyo Bedqabka Geeddi socodka Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddigan oo ka…

Guddiga Anshaxa Doorashada Madaxweynaha JFS oo Lagu Dhawaaqay

Guddoomiyaha Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta soo saaray magacyada guddiga Ilaalinta Anshaxa iyo asluub-wanaagga iyo Bedqabka Geeddi socodka Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Guddigan oo ka kooba 9 xubnood, ka akhriso halkan hoose Magacyadooda iyo waajibaadka loo igmaday:

 

guddiga anshaxa guddiga anshaxa1

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments