Akhriso: Jadwalka Dodda Murashaxiinta EE Ka Bixi Doonta TV-yada

Waxaa maanta lagu wadaa iney dod toos ah dhex marto dhammaan murashaxiinta u taagan jagada madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah.
Murashaxiinta waxaa ay kala hadli doonaan labo gelin, gelinka hore iyo midka dambe.
Gelinka hore, (10:00am-12:00PM) Waxaa hadli doona Murashaxiinta Hoos Ku Qoran:
Axmed Maxamed Cabdi
Zakariye Maxamed Xaaji Xabdi
Bashiir Raage Shiraar
Jibril Ibraahim Cabdulle
Saciid Cabdulahi Deni
Dr. Saciid Ciise Maxamud
Sharif Sheekh Axmed
Cabdinasir Cabdulle Maxamed
Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame
Cabdiraxmaan Maxamud Maxamed Faroole
Cabdulahi Cali Axmed(Cadow Cali Gees)
Gelinka Dambe(02:00pm-04:00pm) Waxaa Ka Hadli Doona Murashaxiinta Hoos Ku Qoran:
Cabdulahi Ciilmooge Xirsi
Cabdulqadir Cosoble Cali
Cali Xaaji Warsame
Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke
Dr. Maxamud Maxamed Culusow
Maxamed Axmed Jabarti
Maxamed Cabdulahi Farmaajo
Maxamed Cali Nuur-Ameeriko.
Maxamud Axmed Nuur Tarsan.
Maxamed Cabdirisaq
Xasan Sheekh Maxamud
Xaaji Maxamed Yasin
Goobjoog News