Goobjoog

Maqal: Hillin-tagga Madaxtooyada Iyo Musharrax C/raxmaan C/shakuur Warsame

Goobjoog News ayaa habeenkii xalay ahaa qabatay barnaamij-ka Hillinka-Taga Madaxtooyada oo loogu talogalay in su’aallo lagu weydiiyo musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee Soomaaliya. Barnaamijka Hillinka-Taga Madaxtooyada waxaa marti ku…

Maqal: Hillin-tagga Madaxtooyada Iyo Musharrax C/raxmaan C/shakuur Warsame

Goobjoog News ayaa habeenkii xalay ahaa qabatay barnaamij-ka Hillinka-Taga Madaxtooyada oo loogu talogalay in su’aallo lagu weydiiyo musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee Soomaaliya.

Barnaamijka Hillinka-Taga Madaxtooyada waxaa marti ku ahaa Musharrax C/raxmaan C/shakuur Warsame, waxaana tabinayey wariyaheena Axmed C/raxmaan.

Musharrax ayaa la weydiinayaa su’aallo dhowe ah oo ku saabsan hammigiisa siyaasadeed, qorshaha shaqo ee u deggan iyo arrimo kale oo muhiim ah.

Halkaan hoose ka dhageyso

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments