4 musharrax ayaa usoo gudbay wareegga 2-aad ee doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta si habsami leh uga socota magaalada Muqdisho.
Musharraxiinta soo gudbay ayaa kala ah, Xasan Sheekh Maxamuud, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Shariif Sheekh Axmed iyo Cumar Cabdirashiid Sharma’arke oo noqday 4 musharrax ee ugu cododka badan murashixiintii 21 ahaa ee ka qeybgalay doorashada.
Halkan hoose ka Akhriso:





From the comments