Goobjoog

Natiijada Wareegga Saddexaad Ee Doorashada

Waxaa lasoo dhammeeyey tirinta cododka wareegga Saddexaad ee doorashada Madaxweynaha Soomaliya, iyadoo Saddex musharrax ay ku tartamayeen wareeggaasi. Musharraxiinta ayaa sidan codadka u kala keensaday: Maxamed C/laahi Farmaajo waxa uu…

Natiijada Wareegga Saddexaad Ee Doorashada

Waxaa lasoo dhammeeyey tirinta cododka wareegga Saddexaad ee doorashada Madaxweynaha Soomaliya, iyadoo Saddex musharrax ay ku tartamayeen wareeggaasi.

Musharraxiinta ayaa sidan codadka u kala keensaday:

Maxamed C/laahi Farmaajo waxa uu helay 184 cod

Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu helay 97 cod

Shariif Sheekh Axmed ayaa isna hely 46 cod

Wareegga Saddexaad waxaa usoo gudbi doona Xasan Sheekh Mxamuud iyo Maxamed C/laahi Farmaajo.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments