Goobjoog

Guddi Wasiirro Ah Oo Maamuli Doona Caleemo-saarka Madaxweyne Farmaajo

Guddi ilaa 8 xubnood ah ayaa loo saaray qaban-qaabada xafladda caleemo saarka madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Guddigan waxaa jira:Cabdullahi Axmed Jamac, Cabdirisaq Cumar Maxamed, Cabdiraxmaan Odowaa,…

Guddi Wasiirro Ah Oo Maamuli Doona Caleemo-saarka Madaxweyne Farmaajo

Guddi ilaa 8 xubnood ah ayaa loo saaray qaban-qaabada xafladda caleemo saarka madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Guddigan waxaa jira:Cabdullahi Axmed Jamac, Cabdirisaq Cumar Maxamed, Cabdiraxmaan Odowaa, Axmed Cali Kediye, Maxamed Aden Fargeti, Cabdiraxman Ceynte, Saciid Xuseen Ciid iyo Xayir Maareeye.

Shaqada guddigan waa: qaban-qaabada caleemo saarka, in ay si siman u qeybiyaan shaqada, jaan-goynta kharashka baxaya, sugidda ammaanka iyo sameynta guddi hoosaad ka shaqeeya habsami u socodka caleemo saarka Madaxweyne Farmaajo.

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa uu xilka la wareegi doona 22ka Bishan.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments