Guddoomiyaha gobolka Borno State ee waqooyi bari ee dalka Nigeria ayaa sheegay in 100-kun oo qof ugu yaraan lagu dilay intii ay dalgaalada ay kawadeen kooxda Boko Haraam waddanka Nigeria.
Sidoo kale waxa uu sheegay dagaaladii isir sooca oo ka dhacay waddanka Koonfur Africa in lagu dilay 21 kun oo qof intii lagu guda jiray sanadihii 1948_1994, waxayna kooxda Boko Haraam ay sabab u noqotay inay dhintaan dad gaaraya 100 kun oo qof oo ubadan haween caruur iyo duqow intii ay dagaalada ka wadeen waddankaas oo dhan 7 sano.
Guddoomiyaha waxa uu xusay sidoo kale in ku dhawaad 2.1 malyan oo qof inay barakaceen intii uu dhibka ka jiray Najeria waxayna keentay arrintaasi inay dhintaan 55 kun oo haween ah nimankooda .




From the comments