Goobjoog

Caleemo Saarka Madaxweynaha Oo Saameyn Doona Duulimaadka Aden Cadde

Duulimaadka diyaaradaha yimaada ama ku duulaya gegida diyaaradaha Aden Cadde ayaa la joojiyay 22-ka bishan February 2017-ka sababo la xiriira caleemo-saarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo. Qoraal ay soo saartay wasaaradda…

Caleemo Saarka Madaxweynaha Oo Saameyn Doona Duulimaadka Aden Cadde

Duulimaadka diyaaradaha yimaada ama ku duulaya gegida diyaaradaha Aden Cadde ayaa la joojiyay 22-ka bishan February 2017-ka sababo la xiriira caleemo-saarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo.

Qoraal ay soo saartay wasaaradda gaadiidka ayaa arrinkaas lagu sheegay:

Joojin-duulimaad-22-bisha

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments