Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka kacay xaafadda B/xuubey, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Dabkaan ayaa la sheegay inuu ka kacay xarun ganacsi oo halkaasi ku taallay, iyadoo goobta dhowr dukaan ay ku basbeeleen.
Lama oga khasaaraha hantiyeed ee ka dhashay dabkaan kacay, iyadoo wararka qaarna ay sheegayaan in dabka uu ka dhashay koronto halkaasi ku jirtey.




From the comments