Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ayaa magaacay saraakiil ka tirsanaan doonta xafiiska madaxtooyada, raggan waxaa ay u badan yihiin safiirro shaqo ka soo tagay.
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Farmaajo waxaa uu Xuseen Macalin Maxamud u magacaabay la taiyihiisa xagga ammaanka.
Dr. Cali Saciid Faqi ayaa waxaa loo magacaabay agaasimaha madaxtooyada halka Siyaad Maxamud Shir loo magacaabay agaasaimaha Protocolka madaxtooyada.




From the comments