Guddiga abaaraha Somaliland oo ku sugnaa maalmihii dambe dowladda Jabouti ayaa lagu wareejiyay lacago kaalmo abaareed oo xogeynta IGAD ay isku xilqaantay.
Lacagtan oo ay cadadeedkeedu ahaaa 50, 000 oo dollar ayaa waxaa guddiga ku wareejiyay xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD Eng. Maxamuud Macallin oo saldhiggiisu yahay dalka Jabouti.
Guddoomiye ku-xigeenka guddiga abaaraha heer maamul ee Somaliland Xasan Cabdi Salaan, ayaa yiri:




From the comments