Dalka Kazakhstan ayaa guddoomisay shir ay guddi ka tirsan golaha ammaanka ee qaramada midoobay uga hadleen hubka, saldhigga militari ee imaaraadka iyo dhammaan arrimaha Soomaaliya iyo Eritrea.
Kazakhstan oo ka tirsan xubnaha aan joogtada aheyn ee haatan golaha ku jira, waxaa ay sheegeysaa in ay dooneyso ka qeyb-qaadashada dadaallada nabadda iyo dib u dhiska geeska Afrika iyo guud ahaan qaaradda Afrika.
Guddigan waxaa gacan siiyo kooxda loo yaqaano Monitoring Group on Somalia and Eritrea oo fadhooga yahay magaalada nairobi.




From the comments