Wararka naga soo gaaraya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu dib uga bilowday dagaal u dhaxeeya beello magaaladaasi wada deggan.
Xaafado ka tirsan magaalada Marka waxaa laga soo sheegayaa in laga maqlayo rasaas, iyadoo ugu yaraan halkaasi uu Hal qof ku geeriyootey.
Beelahan ku dagaallamay magaalada Marka ayaa lasoo sheegayaa iney marar badan sidan oo kale ugu dagaallameen magaaladaasi.




From the comments