Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay La-taliyahiisa Dhanka Arrimaha Bulshada
Sheeko:Dalka

Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa la-taliyahiisa dhanka arrimaha bulshada u magacaabay qof dumar ah.
Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa waxaa xilkaan loogu magacaabay Marwo Caa’isha Abukar Qaasim.
Wareegtada hoos ka akhriso:
Goobjoog News