Dabley hubeysan ayaa sadex(3) macalin ka afduubtay Hagadera oo ka tirsan Dhadhaab ee gobolka Garisa, waqooyi beri ee dalka Kenya.
Macalmiinta Kenyaanka ah ee la afduubtay waxaa magacyadooda lagu sheegay Isaac Mwangi, Alfred Mwangangi iyo Isaac Kaniu.
Macalimiinta waxaa laga afduubtay Udha Academy , waxaa kaloo la sheegayaa in sadex(3) macalin kale oo ka dhuuntay ragga hubeysan.




From the comments