Golaha guurtida Somaliland ayaa iska saaray illaa 21 xubnood kuwaas oo go’aan ka gaaraya inta muddo ee loogu darayo ama xilka uu sii heyn doono madaxweynaha maamulka Somaliland Maxamed Maxamud Siilaanyo.
Guddigan oo go’aan laga doonayo wax ka yar 48 saac in ay go’aan ku gaaraan, una gudbiyaan maxakamadda sare si ay u ansixiso, guddigan 21-ka ah, waxaa uu ka kooban yahay guddi hoosaadyada iyo beelaha Somaliland.
Halkan Hoose Ka Akhriso Magacyada Guddiga:




From the comments