Maalinta Arbacada waxaa Soomaaliya ka bilaabanaya Soon la xiriira arrimaha abaaraha, sida waxaa sheegay guddoomiya culimada Soomaaliyeed Sh. Bashiir Axmed Salaad.
Sheekh Axmed oo LA hadlayey radio Muqdisho waxaa uu inta raaciyey in Soonka uu socon doono illaa jimcaha, si sabtida loogu khatimmo Roob Doon
Dalka waxaa ka jira abaaro dad iyo duunyaba Ku dhinteen, in ka badan 800 milyan oo dolar ayey qaramada midoobey sheegtay in arrinkaas wax looga qaban doono.




From the comments