Goobjoog

Universal TV Oo Laga Mamnuucay Deegaannada Puntland

Wasaarada Warfaahinta Puntland ayaa war qoraal ah oo ka soo baxay waxaa shaqadii looga joojisay UniversalTV ee deegaanada Puntland. Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta Nuur Yuusuf Axmed Ahna sii haya…

Universal TV Oo Laga Mamnuucay Deegaannada Puntland

Wasaarada Warfaahinta Puntland  ayaa war qoraal ah oo ka soo baxay waxaa shaqadii looga  joojisay UniversalTV ee deegaanada Puntland.

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta Nuur Yuusuf Axmed  Ahna  sii haya xilka wasiirka, kadib markii Soocade is casilay ayaa amarkan  uu noqday kii ugu horreeyay ee uu soo saaro, waxaana loo sababeeyay in Universal ay baahisay warar  iska hor keenaya dawladda iyo Shacabka kuwaas oo dhibaato ku ah Amniga Puntland.

Maamulka Xafiiska Universal ee Puntland ayaa arintaas beeniyay dhankooda, sheegayna inaysan baahin warar wax u dhimaya amniga Puntland, balse Wasaaradu ay dhibsatay Barnaamijka maadayska Universal ee Faaliyaha Qaranka.

aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments